Qeexid

"ld maquurid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga muquur oo kali ah:
  • Carruur ku silicsan Soomaaliyada Maanta Soomaaliya oo ka mid ah wadamada adduunka ugu saboolsan, isla markaana dhex muquuratay colaad iyo dagaallo sokeeye, ayaa waxay 180 wadan oo ururkani uu daraasad ku sameeyay noqotay dalka ugu musuqmaasuqa badan.
  • Laakiin hadda waxay u muuqataa inay weftigaasi dhex-muquurteen xal u helidda mushkilado colaadeed oo beelaha qaarkood ka dhex jira, taas oo aanay ilaa hadda u far-bixin arimihii dhinaca siyaasadda.