Qeexid

"Xoolo maquuno ah bixin."

Qeexid Xigta

Xoog wax ku meel marsiin. ld maquuni.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga muquuni oo kali ah:
  • Waxaan aad iyo aad uga digayaa in ay doorashadu noqoto mid ku dhisan: khayaano, been abuur ama xoog ku muquunin, in ay arrintaasi keenayso dhibaato iyo dagaallo baa-bi’in kara jiritaanka dadka iyo dalka reer Puntland.
  • Sida la wada ogsoon yahay Mudane Tuur wali umadda reer Somaliland umuu cadeyn inu fikradii ahayd in SOMALILAND jiritaankeeda XOOG lagu muquuniyo in uu ka tanaasulay iyo inkale.