Qeexid
/dh ld musqul.
/dh ld musqul.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: M. ah; wax badan.
Qeexid Xigta: M. ah: wax, wax ugu wanaagsan.
Qeexid Kale: Qof mingis laga tumayo, ciyaaraha loo ciyaaro middooda saddexaad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld Muqlay; muqlo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Daruur madow oo meel fog ka da'aysa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (m.u) Haweenay ama neef xoolaad oo uur yeeshay ama rimay iyada oo ilmihii weli nuujinaysa.
Qeexid Xigta: M. ah: dheddig dad ama xoolaad oo sano walba dhasha.
Qeexid Kale: M. ah: neef ari ah oo aad caato u ah. 4. ld mululid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ulay, -ushay
Qeexid: Dheddig dad ama xoolaad isaga oo weli ilmihii hore nuujinaya rimid ama uur yeelasho.
Qeexid Xigta: Neef ari ah aad u caatoobid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Cudur neefka socodkiisa miisaanka lumiya ama uu la dheeldheeliyo oo uu ka qaado shilin cuntay.
Qeexid Xigta: Shilinta qaniinyedeeda cudurkaa keento. ld muqle.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Harimcad.
Qeexid Xigta: Qof ay iska dhaleen dheddig iyo lab kala midab ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]