Qeexid

"(dii.) Waxyaabaha diinta la xiriira oo la dhowro ee aan dhaliil laga bixin karin, sida quraanka iyo xadiiska."

Qeexid Kale

Waajib ay khasabtahay in fuliyo.

Qeexid Xigta

(dii.) Meel Eebbe lagu caabudo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga muqaddas oo kali ah:
  • Maxamed X. Ibraahim Cigaal, waxa uu qaranka Somaliland u dhisay oo dhaxalgal u noqotay jiritaanka iyo qaranimada Somaliland inay noqoto muqaddas, kaas oo sameeyay Ilaahayna uu la qabtay nabadda iyo amniga fiican ee aynu maanta hadhsanayno.
  • “Rag waxaan ku maamuli aqaan ama ku maamuusi Mase inaannu nahay oo tolliimo meerto noo tahay” “Waa hadal-tiro iyo hadaaq madhan midnimo “muqaddas ahi”!