Qeexid

"(riw.) Qayb ka mid ah riwaayad ama filin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga muqaal oo kali ah:
  • Ka daawo halkan Muqaalkan oo loo baxshey Puntland: An Exciting Insight.
  • Muqaalka filimka ee laga soo qaaday lamanayashan ayaa waxaa ka muqday kooxaha haysta qaarkood oo qoryaha ku foorariyay labadan qof oo afduub ahaan looga soo qabsaday inta u dhexeysa dalalka Seychelles iyo Tanzania.