Qeexid

"(dii.) Magac guud oo kulmiya falalka Eebbe addoomihiisa ka xaaraantiimeeyey oo dhan."

Qeexid Xigta

(dii.) Labada malag ee dadka dhinta qabriga wax ku su'aala midka aan Nakiir ahayn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga munkar oo kali ah:
  • Cabdullaahi ayaa yidhi waa aayadda uu Alle ku leeyahay: "Eebe wuxuu farayaa caddaalad, samafal iyo qaraabada wax siintooda, wuxuuna Eebbe reebi xumaan, munkar iyo gardarro, wuu idin waaninayaa si aad u xasuusataan" (aayadda 90, suurada Al-naxl).
  • Waxaa kale oo xukumadda waajib ku ah iney Shareecada ku dhaqanto oo nuxurkeedu yahay in wixii wanaasan la is faro, wixii xunna la iska fogeeyo (al-amru bil macruuf wa nahyu canil munkari”.