Qeexid

(-llo, m.dh) Aqal wareegsan oo inta badan dhis iyo dhoobo ka samaysan oo leh saqaf dhis iyo caws ah oo kor u fiiqan. ld muddul, mundulle.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mundul oo kali ah:
  • Duqaytan, ayaa waxaa la sheegay in xaafado gaar ah lala beegsaday kuwaas oo ay ku noolaayeen dad danyar ah oo ku nool mundulayaal iyo guryo cawshad ka samaysan.
  • Duqaytan, ayaa waxaa la sheegay in xaafado gaar ah lala beegsaday kuwaas oo ay ku noolaayeen dad danyar ah oo ku nool mundulayaal iyo guryo cawshad ka samaysan.