Qeexid

"M. ah: hadal habboon ama macquul ah. ld munaasib."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga munaasab oo kali ah:
  • Qaraxan oo ahaa mid xoogan oo ka dhashay miino la geliyay wadada dhinaceda ayaa hakad yar gelisay munaasabad ka dhaceysay dugsiga Booliska oo tababar loogu soo xerayey cutub ka tirsan gabdhaha Booliska Soomaaliyeed.
  • Iyadoo Maanta 3-May ay ku beegan tahay Maalinta Caalamiga ah ee Xoriyada saxaafada ayaa waxaa lagu wadaa in Saaka Magaalada Muqdisho ay ka dhac aan munaasabado lagu xusayo Maalinta xoriyada saxaafada Caalamka gaar ahaan Tan Soomaaliya.