Qeexid
ld muraaddee.
[-deeyay, -deysay]
f.g2ld muraaddee.
Fal / verb
m.dh
Qeexid: ld muraaddeyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld muraaddeyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -deysay
Qeexid: Wax xaraashid ama qiimo jaban ku iibin. ld munaaddee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -deysay
Qeexid: Cid waqti ama muddo u qabasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.kh
Qeexid: ld munaasab.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -daysay
Qeexid: Cid sharfid ama xurmayn.
Qeexid Xigta: Wax qeymo u yeelid. ld muunee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Qof hadalka uu sheego iyo falka uu samaynayaa is-khilaafsanyihiin.
Qeexid Xigta: (dii.) Qof sheegta inuu diinta Islaamka rumaysanyahay laakiin aan aaminsanayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.kh
Qeexid: M. ah: hadal habboon ama macquul ah. ld munaasib.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Wakhti arrin wax ku qabashadeed ku habboon.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg2
Labdhedig: -deeyay, -deysay
Qeexid: Wadaad iska dhigid ama isu ekeyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg muraaddee. ld munaaddeyn, munaaddo, muraaddo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -deysay
Qeexid: Kitaab quraan jalaadyo u qaybin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -deysay
Qeexid: Haweeney maddiiddo ku akhrin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -deeyay, -daysay
Qeexid: (f.g) Badeeco si nadaamsan u rasayn.
Qeexid Xigta: (f.mg) Dhul waddo ka bannayn.
Qeexid Kale: (f.mg) Cid dhabbe qoodayn ama marmarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -deeyay, -deysay
Qeexid: (riw.) Hadal ama sheeko lagu qoslo sheegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: haddee fk. Sidaas darteed; haddaba.
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -daysay
Qeexid: Wax caddaan ka dhigid.
Qeexid Xigta: Arrin la qarinayey soo bandhigid.
Qeexid Kale: Shaah caano ku darid. 4. Neegatiif kiimiko ku meyrid si muuqaal uu xambaarsanaa warqad loogu soo saaro.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Munaafaq ahaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]