Qeexid

(-lqo, m.l/muluq, m.dh) Ilmo da'diisu ka yartahay (6) lix bilood; murjuc.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga muluq oo kali ah:
  • Oday-Dikriyow:-Walaasheeyaay, wiilka ha iga maqashiin warkaas; jacayl iyo aroos midna ma gaarin; waa arday muluq ah(yar); mana aan rabo in uu Qalbigiisa galo arrimahas.
  • Dagaal Beeleed dad badan ay ku dhinteen ayaa waxaa uu ka dhacay Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha dhexe iyo qaar ka tirsan Tuulooyinka hoostaga Degmadaasi sida Ceel muluq oo kale.