Qeexid
Wax dhammaysasho.
Qeexid Xigta
Wax tuugo ku dhammaysasho.
[-stay, -satay]
mulbisotay
mulbisoatay
f.mg3Wax dhammaysasho.
Wax tuugo ku dhammaysasho.
Fal / verb
m.l
Qeexid: ld mulbin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax tuugo ku dhammayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg mulbi. ld mulbis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg mulbiso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Laan, jir iwm dubka ka diirasho.
Qeexid Xigta: Qof hu' uu gashanaan ka wada furasho.
Qeexid Kale: Madax qurdasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Dhacdo aan horey loo arkin faliddeeduna aadanaha ku adagtahay.
Qeexid Xigta: Wax aad loola yaabo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Farta gacanta oo suulka iyo fardhexaadda u dhexeysa, murugsato.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]