Qeexid

"(-cyo, m.dh) Xammaarato yar oo afar addin iyo dabo dhuuban oo dheer leh oo ay malowga isku bah yihiin laakiin ka jirmi yar. ld bulac."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mulac oo kali ah:
  • Sida malow shanshadu muruxday oo maro ku duubaaya Ama mulac digaag meheriyoo, malab la dhuuqaaya.
  • “Dhulkan oo uu leeyahay Cumar Abokor Taani (Wakiilka Mulac), waxa loo ogolaaday inuu dhisto” ayay ku yidhaahdeen Madaxda dawladda hoose, go’aankooda labaad ee ay wada-jirka u soo saareen Maayarka, labada Ku-xigeen iyo Xoghayaha dawladda hoose.