Qeexid

"Daruur madow oo meel fog ka da'aysa."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mukul oo kali ah:
  • Mukulli waxay xilligaas xarun u ahayd suldaankii Xadramuut oo magiciisa la oran jiray suldaan Gaceyti, kaas oo xiriir wanaagsan ay la lahaayeen.
  • Tusaale: ma waxaad qori bisad mise mukulaal mise yaanyuur?