Qeexid

"(-cyo, m.dh) Dad meel ku wada nool; bulsho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mujtamac oo kali ah:
  • Sidaa awgeed, go’aanka dawladda ee Cashuur-kordhintu dhabar-jab ayuu ku yahay Mujtamaca,” ayey yidhaahdeen labo Maxamed.
  • Hanti wadaag waa aragti hadafkeedu yahay in mujtamacu si sinaana wax u wada yeesho.