Qeexid

(-miyaal, m.l/dh,/-myo/-miin, m.dh) Qof meheraddiisu tahay dhac iyo dil.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mujrim oo kali ah:
  • Shariif ruux badalay C/llaahi Yuusuf, sidaa daraadeedna uu yahay nin ka fogaaday mujaahidiinta, isagoo ku tilmaamay Mujrim koofiyad xiran.
  • Nasiibdarro mujrimiintii arrintaasi abaabulay ama taakuleeyay iskuna duba riday jariimadaasi wali way dhuumanayaan oo gacanta laguma dhigin.