Qeexid

"(-dyo/-diin, m.dh) Qof wax xaq ah u dagaalamaya."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mujaahid oo kali ah:
  • Gudoomiyuhu wuxuu sheegay inay aad uga xun yihiin in dagaal dhexmaro xiligaan Mujaahidiinta dhexdooda islamarkaan ay diyaar u yihiin inay dhex dhexaadiyaan dhinacyadu xiisadu u dhexeyso.
  • Sheekh Mukhtaar Cabdi Raxmaan Abu Zubeyr waa amiiraka Xarakada Mujaahidiinta Alshabab ee Al-Qaacida la xiriira.