Qeexid

"(-do, m.l) Qiimaha, qaayaha ay wax leeyihiin. ld muhiimmad, muhiimmo, muhimmo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga muhimmad oo kali ah:
  • Taasi waxay mesha ka sartay ama yaraysay muhimmadda wax, xirfadda iyo shaqada.
  • Waxaan ku calool-fayoobahay, qoruhu in uusan ujeedin wax kala qoqobid waxaana habboon in muhimmadda guud laga eego, waana docda aan wax ka eegayo.