Qeexid

"M. ah: wax qiimo dheeraad ah cid u leh. ld muhiim."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga muhim oo kali ah:
  • Muhimad gaar ah ayaa cashuuruhu u leeyihiin dawladda Somaliland waayo 100% dakhliga dawladda wuxuu kasoo baxaa cashuurta oo ma jiraan deeqo miisaaniyadda lagu kabo oo dibadaha ka yimaaddaa.
  • Afhayeenka AMISOM Major Barige Ba-Hoku oo weerarkan ka hadlay ayaa sheegay in weerarkan ay muddo dheerba ka war-sugayeen in lagu soo qaado garoonka, maadaama uu yahay goob muhim ah.