Qeexid

"Iftiin la'aan; gudcur."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mugdi oo kali ah:
  • Silaanyo usii gudbi doono Ethiopia iyo in kale, laakinse bilihii la soo dhaafay waxaa jiray mugdi soo kala dhexgalay madaxda Dowladda Ethiopia iyo Xukuumadda Siilaanyo tan iyo intii uu noqday Madaxweynaha Somaliland.
  • In si aan haboonayn loo maamulay qaabkii tirinta codadka, iyadoo ay ahayd in natiijada doorashada la dedejiyo ayey qaadatay muddo dheer, taas oo mugdi gelisay kalsoonidii lagu qabi lahaa natiijada doorashada.