Qeexid

"(-iyaal/-iyo, m.dh) (dii.) Caalin weyn oo arrimaha diinta Islaamka laga wareysto."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mufti oo kali ah:
  • Isagoo intaa ku daray Muftigu in dadka muslimiinta ahi ay marayaan marxalad aad u adag oo u baahan in meel looga soo wada jeesto, isla markaana wadajir la muujiyo.
  • Muftigu waxa uu ugu baaqay dadka muslimiinta ah in ay la yimaadaan midnimo iyo wadajir si ay uga hortagaan xeeladaha cadowgooda.