Qeexid

"(-xyo/mafaatiix, m.dh) Fure. ld miftaax."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga muftaax oo kali ah:
  • Waxbarashadu: waa muftaaxa aqoonta, waa asaaska horumarka.
  • Ciyaartoyga 19 jirka ahi, waa ciyaartoy buuxa maalmahan dambe, waxaanu noqon karaa muftaax ka mid ah kooxaha darajada koowaad ee dalkiisa.