Qeexid

"Waqti, goor, waa, shin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga muddo oo kali ah:
  • C/raxmaan Dhuunte waxaa uu ka mid ahaa Maamulayaasha Kooxda Kubadda Cagta ee Dekedaha isagoo muddo badan ka soo shaqeynayay Dekedaha Muqdisho iyo Ceel Macaan.
  • Intaa ka dib, waxa codayn loo qaaday in muddo-kordhin loo sameeyo Golayaasha Guurtida, Wakiilada iyo Deegaanka.