Qeexid

(-dyo, m.dh) Bannaanbax ay dadweyne tiro badan meel fagaaro ah ku sameeyaan, iyagoo wax taageeraya ama diidaya. ld mudaaharaad1.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga muddaaharaad oo kali ah:
  • Waxaa iyana fajiciso ku noqotay dad badan mamnuucista muddaaharaadyada oo ay dad badani doonayeen inay ku muujiyaan dareenkooda si nabad gelyo ah.
  • "Go'aanka laga gaari doono ma naqaan wuxuu noqon doono, balse waan ka war-sugaynaa," ayuu yii xildhibaan Geeddi oo intaas ku daray inuu ugu baaqayo dhammaan taageeraya Maxamed dheere ee dibadbaxyada dhigaya inaysan dhigin muddaaharaadyo dambe.