Qeexid
Wax waran iwm ka dhex bixin. ld murbixi.
[-iyay, -isay]
f.g2Wax waran iwm ka dhex bixin. ld murbixi.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg mudbixi. ld murbixin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld mudbax1 (2), murbax1, murbixid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Ka k.: waran iwm wax ka dusin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld mudbixi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Wax caarad leh oo inta wax doc ka muda docda kale uga baxa.
Qeexid Xigta: ld mudbixid. ld murbax1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-xay, -xday; -bixi) Ka m.: wax caarad leh wax ka dhex bixid. ld murbax2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg kammudbixi. ld kammudbixis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld kammudbixin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Cad, tahar iyo baruur isugu jira oo shafka iyo candhada u dhexeeya (geel).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Shay badanaa fiiqan meel ku turqid.
Qeexid Xigta: Cid daawo durid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax la dooranaayo cod ka dhiibasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld mudbixin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld midbixid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Cid ceyd hayo qalab ama gaadiid siin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax meel uu joogay ama yaallay ka saarid.
Qeexid Xigta: Wax sida musmaar qodax iwm meel uu ku mudnaa ka siibid.
Qeexid Kale: Wax halis ka badbaadin. 4. Qof, wax uu hayey cid kale siin. 5. Dab iwm shidid. 6. Magac u b.: nafley, meel iwm magacsiin. 7. Wax u b.: qof dhintay wardi ama sadaqa u hibayn. 8. Isu b.: wax kala qoqoban isufurid. 10. Isu b.: laba qof tartansiin. 11. Kala b.: kala saar. ld bixi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -utay, -udatay
Qeexid: Abaalgud istaahilid.
Qeexid Xigta: Cid u baahasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -utay, -udatay
Qeexid: Wax meel ku turqasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Ka m.: wax, wax la socday ama la sinnaa wax ka soo hor muuqda ahaansho. ld murbaxsan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg mudbaxsan. ld mudbaxsanaansho, murbaxsanaan, murbaxsanaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh ld mudbaxsanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]