Qeexid

"Xubin baarlamaan oo la soo doortay; xildhibaan."

Qeexid Xigta

Qof sharfid mudan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mudane oo kali ah:
  • Ugu horayn waxaa kulanka waxaa daah furay Madaxa Hay,ada Horumarinta iyo Cilmi barista Puntland e PDRC ee Gobolka Mudug Mudane.
  • Mudane Bashiir waxa uu tibaaxay, in dhibka hadda taagan uu ka imaanayo ama salka uu ku hayo laba mushkilo oo kala ah: lacagta been-abuurka ah oo dalka lagu har-qiyey iyo lacagtii hore oo duugoowdey ayna diideen in badan oo ganacsatada ka mid ah.