Qeexid

"(mudan, m.l) Qaddarin gaar ah qof la siiyo; wax la mutaystay. ld mudanti."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mudan oo kali ah:
  • Geerida Madaxweynihii hore, waxay keentay inuu Madaxweyne Ku-xigeenkiisii Mudane Daahir Rayaale, isla 3-dii May noqdo Madaxweynaha cusub ee Somaliland.
  • In ka badan 40-qof ayaa ku dhaawacmay weerarkaas oo socday muddo laba saac ku dhow, waxaana ku jiray hal mudane sida uu sheegay wasiir ka tirsan DF, waxaa weerarkan cambaareeyay Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan Sh.