Qeexid

"(-cyo, m.dh) Qalab af dhuuban oo daab qori ah oo la qabsado leh, laguna tolo dhiilaha, haamaha iwm."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mudac oo kali ah:
  • Haddii aad dhaqankaas guracan ku shaqaysaan waxaa hubaal ah inaad xaquuqdooda duudsiinaysaan budulkana uga tegeeysaan geesiyaal fara badan oo indhahooda aan mudac marin oo ciidanka iyo qarankaba guul iyo sharaf u soo hoynkara.
  • Soomaalidu waxay tidhaahdaa maan rag waa mudacyo afkood, annagu waxaanu isku dayaynaa in aanu mudacyadaa midayno oo aanu maxaadh ka soo saarno.