Qeexid

"Cad, tahar iyo baruur isugu jira oo shafka iyo candhada u dhexeeya (geel)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mud oo kali ah:
  • Gaalkacyo:Siyaasiyiin reer Mudug ah oo booqday dhawacyadii Kalshaale ee Gaalkacyo la keenay deeqna gaarsiiyey.
  • Si kastaba ha haatee, arrintan ayaa waxaa si weyn uga qayliyey bulshada Reer Puntland gaar ahana Ururadda Bulshada oo shalay Mudaharaad ka dhigay Magaaladda Garoowe ee Xarunta Maamulka Puntland.