Qeexid

"Dhacdo aan horey loo arkin faliddeeduna aadanaha ku adagtahay."

Qeexid Xigta

Wax aad loola yaabo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mucjiso oo kali ah:
  • Qosol, taariikh iyo mucjiso guud ahaan shirkii iyo Su'aalihii iyo Jawaabihii oo aan wax laga tagin wax tifaftir ahna aan lagu samayn ka dhagayso halkaan RIIX HALKAAN Ku Laabo Bogga Hore ee AllPuntland.
  • Ninkii la barakeeyay ee aan ka soo hadalnay wuxuu ahaa Rasuulka (scw) oo sameeyay falkaas mucjiso, ninkii la socdayna wuxuu ahaa Abiibakar Assidiiq.