Qeexid

"M. ah: wax la isla yaqaan ama la wada ogyahay."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mucayin oo kali ah:
  • Fikradaana waxaa abuuray musharaxiin boogo mucayina leh.
  • Madaafiicdaan ayaa waxa inta badan tuuraya ciidamada Ethiopia oo ka soo ridaya xeradii Gadiidka iyo xarunta ciidanka Asluubta iyaga oo beegsanaya goobo mucayin ah oo ay ku sugan yihiin koxaha dagaalamaya.