Qeexid

"ld macaawino."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mucaawino oo kali ah:
  • Iskahorimaadka dhexmaray ciidamada ayaa ka dhashay markii koox ka mid ah labada dhinac ay dhaceen mucaawino dad masaakiin ah loo qaybinayay iyadoo kooxda kale ay isku dayday inay ka hortagto falkaas.
  • Goobjoogayaal ayaa sheegay in dagaalku uu bilowday markii koox hubeysan ay isku dayeen inay dhac u geystaan mid ka mid ah gaadiid mucaawino siday oo u socday deegaanada ay ku sugan yihiin dadkii Muqdisho ka barokacay.