Qeexid

"ld macaawino."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mucaawinad oo kali ah:
  • Buubuurta mucaawinada siday ayaa u kireysnaa shirkad la shaqeysa WFP oo uu leeyahay milkiilaha Hotel Nabsahablood, waxaana dilka labada qof lala xiriirinayaa weerarka lagu qaaday gaadiidka mucaawinada siday.
  • Qaar ka mid ah dadkii maanta bannaanbaxa dhigay ayaa waxay sheegeen in lagu wargeliyay in labadii qoysba la siiyo hal kaar oo ay ku qaadnayaan mucaawinada dabadeedna kala qaybsanayaan.