Qeexid

"Mucaarad ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mucaaradnimo oo kali ah:
  • Bilowgii sanadihii 1870-aadkii, Yuusuf wuxuu caddaystay mucaaradnimo maamulka.
  • Sheekh Umal oo bilaabay kacdoon iyo mucaaradnimo oo ku aadan dawlada cusub ee Soomaaliya (Shaaciyenews) Aqoonyahanada Gobalka Hiiraan oo Shir ay yeesheen ku Taageeray Madaxweyne Sheikh Shariif.