Qeexid

"(-dyo/-diin, m.dh) Cid fikrad liddi ku ah."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mucaarad oo kali ah:
  • Dhaqaatiirta Isbitaalka Hargeysa ayaa xaqiijiyay dhimashada labo qof iyo dhaawaca 3-qof oo mid ay tahay haweeney, waxaana rabshadihii maanta ay salka ku hayaan khilaafka u dhexeeya xukuumada iyo Mucaaradka.
  • Axmed, iyadoo si weyn ay ugu hadleen Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Jibouti wararka sheegaya in Madaxweynaha DKMG uu ka soo horjeestay heshiiskii dhawaan dhex maray mucaaradka iyo dowladda.