Qeexid

"mu'aammarad m.l (-do, m.l) Dibindaabyo qarsoodi ah oo cid lagu waxyeellaynayo."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mu oo kali ah:
  • Culimada dhinaca caafimaadku waxa ay wer wer ka muujiyeen xaaladda cudurkan iyaga oo sheegay inay muddo sanado ah qaadanayso sidii dawo loogu heli lahaa, sidaa daraadeedna looga baahanyahay dalalka Caalamka feejignaan farabadan.
  • Cali-sanyare ayaa rajo fiican ka mujiyey in ay go’aanka ka laaban doonto Qaramada Midoobay, isla markaana ay wadahadal kala galayaan madaxda sare.