Qeexid
Nooc ka mid ah geedka moxorka oo beeyo madow dhala. ld moxormadoobe.
Nooc ka mid ah geedka moxorka oo beeyo madow dhala. ld moxormadoobe.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: ld moxormadow.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld hurmadow.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (moxor, m.dh) Geedaha xijiga jaad ka mid ah oo beeyada dhala.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Midibka dhuxusha.
Qeexid Xigta: Mugdi, gudcur. ld madoow1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Qeexid: Wax midibka dhuxusha oo kale leh ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax mugdi ah ahaansho (meel).
Qeexid Kale: Qof uurkutaaleysan ahaansho. ld madoow2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: moxorlo' m.l Nooc ka mid ah geedka moxor oo beeyo dhala.
m.l
Qeexid: Jaad ka mid ah geedaha moxorka ee beeyada cad dhala. ld moxorcadde.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Maduulka ay yeeshaan weelasha dabka la saaro.
Qeexid Xigta: Qoryo dab lagu shiday oo qaar ka mid ahi gubtay. ld hormadow.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.u
Qeexid: Nin da'diisu u dhaxeyso soddon ilaa afartan jir. ld garmadoobe.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Libaax-badeed jaad ka mid ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Midab cad oo madow badani ku dhafan yahay
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Idaha iyo lo'da.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Dhabarka dadka intiisa hoose.
Qeexid Xigta: ld moxoggo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.kh
Qeexid: S. ah: miro yicibeed oo gahayr ah oo aan weli qallalin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld moxorcad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (bot.) Geed la beero oo xididdo buruq waaweyn oo dhulka ku xabaalan, dad iyo duunyaba way cunaan, bur wanaagsanna waa laga sameeyaa.
Qeexid Xigta: ld moxog (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]