Qeexid
ld moxormadow.
ld moxormadow.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: Nooc ka mid ah geedka moxorka oo beeyo madow dhala. ld moxormadoobe.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld garmadow.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Labdhedig: -beeyay, -beysay
Qeexid: (f.g) Wax midab madow u yeelid.
Qeexid Xigta: (f.mg) Ka m.: cilmi, garaad iwm oo cid maskaxdeeda ku jira ka tirtirid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (moxor, m.dh) Geedaha xijiga jaad ka mid ah oo beeyada dhala.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg madoobee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Wax midib madow u yeelasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (jool.) Dhagax ka mid ah dhadhaabaha faraha badan oo loo yaqaanno hadhaabo dhalan rogan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax midab madow loo yeelay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Xiddigga labaad ee naafaha; wuxuu u dhexeeyaa naafcadde iyo afqays.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: moxorlo' m.l Nooc ka mid ah geedka moxor oo beeyo dhala.
m.l
Qeexid: Wan weyn oo shan sano iyo ka badan gaaray.
Qeexid Xigta: Subagga laga shiilo wan weyn oo aan fariisan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Dhagax madow oo marka laysku dhufto habeenkii dab ka baxo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Jaad ka mid ah geedaha moxorka ee beeyada cad dhala. ld moxorcadde.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Dhabarka dadka intiisa hoose.
Qeexid Xigta: ld moxoggo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld moxorcad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (bot.) Geed la beero oo xididdo buruq waaweyn oo dhulka ku xabaalan, dad iyo duunyaba way cunaan, bur wanaagsanna waa laga sameeyaa.
Qeexid Xigta: ld moxog (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]