Qeexid
moxorlo' m.l Nooc ka mid ah geedka moxor oo beeyo dhala.
moxorlo' m.l Nooc ka mid ah geedka moxor oo beeyo dhala.
m.l
Qeexid: (moxor, m.dh) Geedaha xijiga jaad ka mid ah oo beeyada dhala.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Jaad ka mid ah geedaha moxorka ee beeyada cad dhala. ld moxorcadde.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Dhabarka dadka intiisa hoose.
Qeexid Xigta: ld moxoggo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld moxorcad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Nooc ka mid ah geedka moxorka oo beeyo madow dhala. ld moxormadoobe.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (bot.) Geed la beero oo xididdo buruq waaweyn oo dhulka ku xabaalan, dad iyo duunyaba way cunaan, bur wanaagsanna waa laga sameeyaa.
Qeexid Xigta: ld moxog (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld moxormadow.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]