Qeexid

ld mawle.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mowle oo kali ah:
  • Mowle ayaa wax kasta ka weyn kana awood badan isaga ayaana mudan in la raalli galiyo oo la magan galo.
  • Wareer iyo tiih ayaa maanta wehel u ah maatida Muqdisho, Mowle ayaa wax la magansado ugu mudane.