Qeexid
(dii.) Hibo waxgarasho oo Eebbe ku manaysto dadka qaarkiis.
(dii.) Hibo waxgarasho oo Eebbe ku manaysto dadka qaarkiis.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: Deeq aan dan gaar ah laga lahayn oo cid la siiyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -btay, -batay
Qeexid: Dhacdo la dhibsado dib u xasuusasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld mawd.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]