Qeexid
Dareen ku taxalluqa dabeecadda aadanaha ee kala sooca saxa iyo khaladka.
Dareen ku taxalluqa dabeecadda aadanaha ee kala sooca saxa iyo khaladka.
magac / noun
Lab / masculine
m.dh
Qeexid: (jool.) Bur-bur dhadhaabeed kasta oo ka hara dhaqaaqa dhadhaabta baraf weynuhu uu hoosta ku jiidayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Wax xaanshi dusheeda ku qoran.
Qeexid Xigta: Habka farta loo qoro.
Qeexid Kale: Waddo falfal ah. 4. Habka qalabka geedaha laga qoro loo farsameeyo. 5. ld qorid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: qoraal baali m.l Cilmiga baara farta qoraalka ee dadkii hore.
m.l
Qeexid: Hanti.
Qeexid Xigta: ld maashi. (-lal, m.l) Neef irmaan oo cid la ammaanaysiiyo si uu u intifaacsado.
Qeexid Kale: ld maalid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Malax.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -aalay, -aashay
Qeexid: Neef irmaan caano ka lisid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (moroh, m.dh) Jaad ka mid ah dhirta oo dhala beeyo udgoon.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]