Qeexid

"Dabayl xilli ku socota oo ka dhacda badweynta Hindiya iyo Aasiyada koofureed."

Qeexid Kale

Nooc ka mid ah doonyaha.

Qeexid Xigta

Xilli; wakhti.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga moosin oo kali ah:
  • Mudankiyo dhaqaalaha haddaan, moosinka u goyno.
  • Meles meeshuu soo muudi jiray sow iskama moosin?