Qeexid

"Dad cayr ah."

Qeexid Kale

M. ah: xoolo jirkooda cadho jilifaysay.

Qeexid Xigta

Dad ku nool boob, dhac iyo dil.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mooryaan oo kali ah:
  • Laakiin ma kula tahey inaan u jixin-jixaayo Mooryaanka biyaha webiga iga gadi jirey isagoo beerteydii igu falanaaya haddii maanta cadow ka xoog roon u yimaado.
  • Markay dadka xalaasha ah ee caqligu eebahay ku maneystay si xornimo uga hadlaan arimo muhuum ah, yaad arkaysaa qof ay qabyaaladi dilootay oo iska hataataco sida Mooryaandile oon aaminsahay inuu ka mid yahay mooryaanta.