Qeexid

(-looyin, m.l) (dhaq.) Haysasho buuxda ee ka ganacsi alaab ee gaar u ah qof ama koox ayna ku adagtahay dadka kale inay ka qayb galaan ganacsigaas.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine