Qeexid
"ld moolleyn."
"ld moolleyn."
magac / noun
Lab / masculine
Wadaag:
eeg moollee. ld moolleys.
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
Wax, wax jilicsan oo diismaya ka dhigid.
f.g2
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
Gariirad.
Wax jilicsan oo diismay.
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
(-lal, m.l) Meel biyo fadhiyaan oo dhulkii aan la gaari karin ama aad u fogyahay; qusur.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Xubnaha taranka ee ragga; xiniinyo.
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Aqallada miyiga jaad ka mid ah.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
(kiim.) Ribnaan.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
Markastaba.
m.dh.fk
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
fk (Falkaab) — Falkaab (adverb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
Nooc shimbiraha ka mid ah dhowr jaad u kala baxda oo kuwa ugu caansani surka daliig yar, madow oo qool la moodo ku leeyihiin; ceelal joog; humburuq; adar; curcurri.
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
ld mooreyn.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
Mool ahaansho.
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
(c.nafl.) Faylam jidh jilicsan leh oo ka tirsan lafdhabarla'da oo ay astaan tahay jidh aan maraaryo lahayn, oo u kala baxsan, madax, lug hoosaad muruqaysan oo loo isticmaalo socodka, iyo tuur sare oo harag laabani ku daboolanyahay iyo dubaalad taas oo sinjiyada badankooda dhiiqda qolof adag oo dabool ah.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
(kiim.) Tirada moolasha ah ee milme ee ku jira hal disimitir oo saddex jibbaaran (1 litir) oo mile ah.
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
(-llo, m.dh) (kiim.) Saxar samaysma marka atammo isugu tagaan saami tiro idil.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
moolikiyuul weyne m.l (-layaal ..., m.l/dh) (kiim.) Moolikiyuul weyn; taas macnaheedu waa taran badane dabiici ah ama mid dadku sameeyeen ah.
Wadaag:
moolikiyuul cirifle m.l (-layaal ..., m.l/dh) (kiim.) Molikuyuulka dabarradiisa ciriflaha ahi aanay midina u habaysnayn wanqaran qumman, sidaa darteedna aan dheellitirnayn. Molikuyuullada noocan ahi waxa ay leeyihiin maroojis laba cirifle.
Wadaag: