Qeexid Xigta

ld moogaansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga moogaan oo kali ah:
  • Geelu waa noole adkaysi badan, oo baadka iyo biyaha muddo dheer moogaan kara, isla markaana cagaftiisu ku habboon tahay ku socodka dhulka jasiiradda oo bacaad iyo buuro u badan.
  • Runtii marka la is barbar dhigo waddamada horumaray iyo kuwa soo koraya, waxaad moodaa in dayaca iyo moogaanta waxyeelada gaadhaysa degaanku ay ku badan tahay waddamada so koroya ee ay dalalka Afrika ka midka yihiin.