Qeexid

"Kol; mar."

Qeexid Xigta

Kal; mile; jil.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga moog oo kali ah:
  • Biixi waxa uu arintiisii u bandhigay Aabihii Mooge, taas oo uu Biixi Aabihii u sheegay inuu doonayo inuu guursado, dabadeedna odaygii Mooge kuma gacan saydhin, sidaa darteed dhawr neef oo Ahmin ah ayuu sayladda u soo taxaabay.
  • Muraaqood iyo caloolyow intay ku beereen ereyadii ku xardhanaa waraaqdu, ayey ismoogaan ugu tagtay Ilhaan oo weli madbakha dhex meeraysa si uu wakhtigu u dhaco.