Qeexid

"ld muufo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga moofo oo kali ah:
  • Tabtii inantu ii tilmaantay waxa aan ku arkay oo sawir ka soo qaaday moofo la mid ah kuwii aan xannaanada dhexe ee Burco iyo tii Hargeysa ku soo arkay.
  • Dhawr maalmood ka dib ayaan bartii hadda na ka dusay, dhisme moofo wax lagu shuf siinayo ah ayaa goobtii ka mudh tidhi.