Qeexid

"Wax meel dhaafsiin ama gudbisiin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga moodsii oo kali ah:
  • Dulucda maahmaahdu waxay tilmaamaysaa in haddii aad dhayalsato cududda nacabkaaga oo aad islaweyni darteed is moodsiiso inuu nacabkaagu liito, waxa hubaal ah inay ku geyseysiin karto jab aanad ka soo waaqsan.
  • Waa dawladnimo ismoodsiis ah iyo ismoodsiis dawladnimo ah.