Qeexid

"eeg mood2."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga moodid oo kali ah:
  • Sida dadkiisii intii badanayd, gaar ahaan kuwii aqoonta lahaa, aad moodid inay ka door bidayaan afaf kale.
  • Wadaadada gar-jucufta leh oo aad u moodid iney deysteen garkii kaadiriinta Hantiwadaaga, waxaa horyaallo dhibaatooyin badan sida dagaal sokeeye ee daba-dheeraaday, dagaal-oogeyaal, dhac, dhimasho, burbur, xasuuq, barakac iyo qabyaalad gaamurtay!